Home » Archives by category » Wararka (Page 3)

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Taageeridd Golaha ammaanku Ku Taageertay Mowifkeeda Howlgalka AMISOM

Comments Off on Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Taageeridd Golaha ammaanku Ku Taageertay Mowifkeeda Howlgalka AMISOM

Hargeysa (Aftahannews)-Dowladda Soomaaliya ayaa guul ku tilmaamtay in dalalka xubnaha ka ah golaha amaanka ay ku taageereen mowqifkeeda ku aadan diidmada qorshaha midowga Afrika uu ku doonayo in loo beddelo howlgalka AMISOM. Wasiirka arrimaha dibbada Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa sheegay in golaha ammaanku uu soo saarayo qoraal uu ku sheegayo in qorshaha midowga Afrika […]

Continue reading …

Madaxweynaha Somaliland & Wefti la Socda oo lagu Soo Dhaweeyey Dacar-budhuq, Abdaal illaa Berbera

Comments Off on Madaxweynaha Somaliland & Wefti la Socda oo lagu Soo Dhaweeyey Dacar-budhuq, Abdaal illaa Berbera

Berbera(aftahannews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo Safar shaqo maanta kaga ambobaxay caasimadda Hargeysa, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmooyinka Dacar-budhuq, Abdaal iyo tuulooyinka kale, waxaanay gaadheen laguna qaabbiley magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil oo Shaqaalaha iyo Masuuliyiinta Hay’adda Dekedaha Somaliland si weyn uga dhex […]

Continue reading …

Hargeysa: Munaasibad loo qabtay 140 Arday oo ka Aflaxay Madarasadda Daarul Hilaal (SAWIRRO+MUUQAAL)

Comments Off on Hargeysa: Munaasibad loo qabtay 140 Arday oo ka Aflaxay Madarasadda Daarul Hilaal (SAWIRRO+MUUQAAL)

Hargeysa (AftahanNews)- 140 Arday oo dhammaystay Barashada Xifdiga Qur’aanka Kariimka ah, cilmiga Diinta Islaamka iyo Luqadaha Carabiga iyo English, ayaa Xaflad Qalin-jabin ah maanta loogu qabtay magaalada Hargeysa. 140-ka Arday oo ka aflaxay Madarasadda Daarul Hilaal, waxa munaasibadda Qalin-jabinta ah ka Qayb-galay madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, masuuliyiin dowladda ka tirsan, culima-awdiin, […]

Continue reading …

Boqor Buurmadow: “Baydhaba waxaan u Tagayaa si aan u soo Raalligeliyo Dadkii laga soo Mastaafuriyey Somaliland..”

Comments Off on Boqor Buurmadow: “Baydhaba waxaan u Tagayaa si aan u soo Raalligeliyo Dadkii laga soo Mastaafuriyey Somaliland..”

Hargeysa (Aftahannews)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) oo kamid ah madax dhaqameedka Somaliland, oo maalmihii u danbaysay ku sugnaa magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in uu Baydhabo tagayo, si uu reer  Koonfur-galbeed uga raali-galiyo tarxiilkii ay xukuumada Somaliland kaga saartay ciideeda. Buurmadow ayaa sheegay in isaga iyo madax-dhaqameed kale, ay u safrayaan magaalada Baydhabo ee xarunta […]

Continue reading …

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo loo Doortay Hoggaan Cusub

Comments Off on Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo loo Doortay Hoggaan Cusub

Hargeysa (Aftahannews)- Shirwaynihii labaad ee xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Hargaysa, ayaa Xirsi Xaaji Cali Xasan loogu doortay guddoomiyaha xisbiga Waddani, waxaana la doortay 6 guddoomiye ku xigeen iyo xogeeye. Guddoomiye ku xigeenada la doortay ayaa kala ah Axmed Cumar X. Cabdillaahi (Xamarje), Abuubakar Cabdiraxmaan Good, Marwo Milgo Maxamed […]

Continue reading …

Fannaanadda Sahra Ilays oo Hees ay u Qaadday Xisbiga Waddani looga Eryey Shaqadeedii Ciidannimo

Comments Off on Fannaanadda Sahra Ilays oo Hees ay u Qaadday Xisbiga Waddani looga Eryey Shaqadeedii Ciidannimo

Hargeysa (Aftahannews)- Fannaanadda Sahra Axmed Cabdillaahi (Sahra Ilays), oo ka mid ah fannaaniinta ciidanka qalabka sida ee Somaliland, ayaa sheegtay in shaqadii ay ciidanka u haysay laga joojiyay kadib, markii lagu eedeeyay in ay ka heestay shirweynaha labaad xisbiga mucaarad ka ah ee Waddani. “Anigu waxan ka tirsanahay Ciidanka Qaranka Somaliland, markaa saaka la ii […]

Continue reading …

Jewigii uu ku Furmay Shirweynaha labaad ee Xisbiga Waddani iyo Khudbadihii laga Jeediyey

Comments Off on Jewigii uu ku Furmay Shirweynaha labaad ee Xisbiga Waddani iyo Khudbadihii laga Jeediyey

Hargeysa (Aftahannews)- Shirweynihii labaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa  ka furmay maanta Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa, kaas oo ay ka soo qayb-geleen ergooyin tiradoodu ay dhantahay 1,300 kun iyo saddex boqol oo ergay, kuwaas oo ka kala yimi Gobollada dalka iyo daafaha caalamka. Shir weynahan oo ah kii labaad ee Xisbiga WADDANI […]

Continue reading …

Nuxurka Khudbad Musharrax Cirro Ka Jeediyey Furitaanka Shirweynaha Labaad ee Xisbiga Waddani

Comments Off on Nuxurka Khudbad Musharrax Cirro Ka Jeediyey Furitaanka Shirweynaha Labaad ee Xisbiga Waddani

Hargeysa, (Aftahannews)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey furitaanka shirweynaha labaad Xisbiga Waddani oo maanta ka furmay Hargeysa. Guddoomiye Cirro, ayaa khudbadiisa kaga hadlay marxaladda waddanku marayo, Sicir bararka, siyaasadda arrimaah dibedda, doorashooyinka iyo qorsheyaasha Xisbiga Waddani ee doorashada […]

Continue reading …

Guddoomiye Cirro Oo Shirweynihii Labaad Ee Xisbiga Waddani Kaga Dhawaaqay Inuu Ka Tanaasulay Musharraxnimaddii Guddoomiyenimo

Comments Off on Guddoomiye Cirro Oo Shirweynihii Labaad Ee Xisbiga Waddani Kaga Dhawaaqay Inuu Ka Tanaasulay Musharraxnimaddii Guddoomiyenimo

Hargeysa, (Aftahannews)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa qaatay go’aan taariikhiya,kaas oo ah mid uu ku banneeyey kursiga Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI,taas oo dad baddani ay soo dhaweeyeen,isla markaana noqonaysa tallaabo aan hore loo qaadin nooceeda Guddoomiyayaasha Xisbiyadda Somaliland,ayaa inta baddan ahaa qaar marka ay ku guulaystaan kursiga Madaxweynaha uun bannayn jiray kursiga Guddoomiyaha Xisbiga, haseyeeshee […]

Continue reading …

Xukuumadda Oo Wasiiro Ka Tirsana Xukuumadii Siilaanyo Ku Eedeeyay In Ay Sir Qaran Faafiyeen

Comments Off on Xukuumadda Oo Wasiiro Ka Tirsana Xukuumadii Siilaanyo Ku Eedeeyay In Ay Sir Qaran Faafiyeen

Hargeysa,(Aftahannews)- Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa wasiiradii hore ee madaxtooyada Somaliland ku eedeeyay in ay iyagu faafiyeen waraaqo baraha bulshada lagu baahiyay oo caddaynaya daymo ay xukuumadii Siilaanyo ka dalbatay shirkado iyo hay’addo kala duwan. Afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni oo waraysi gaar ah siiyay muuqbaahiyaha Horyaal, ayaa wax laga murugoodo […]

Continue reading …