Home » Archives by category » Qubanaha

Heerka Kalsoonida iyo Guusha Jacayl ee Mustaqbalka oo Xisaab lagu cabbiray

Macalin ku takhasusay maaddada xisaabta oo wax ka dhiga jaamacadda Oxford iyo koox uu hoggaaminayo ayaa daraasad ay sameeyeen ku sheegay in sii jiritaanka xidhiidhka jacayl ee ka dhaxeeya lammaanaha lagu ogaan karo hab-xisaabeed. Professor James Murray iyo asxaabtiisa oo cilmi-baadhistooda ku sameeyey 700 oo lammaane waxa ay hore daraasad ku saadaaliyeen heerka kala-tagga lammaanaha […]

Shirkad Lacag lagu siiyo inay Burburiso Nolosha Lammaanayaasha!

Comments Off on Shirkad Lacag lagu siiyo inay Burburiso Nolosha Lammaanayaasha!

Aftahannews – Waxaa jirta Shirkad gaar loo leeyahay oo lagu magacaabo “Wakaresaseya” si ay xaaskaaga u shukaansadaan ka dibna kuugu caawiyaan inaad iska furtid Ninkaaga amma Xaaskaaga. Laakiin lacagtu waa imisa? Sannadkii 2010, Takeshi Kuwabara waxaa xukun maxkamadeed loogu riday inuu dilay xaaskiisa, Rie Isohata. Arrinta maskaxda caalamka qabsatay ma ahayn musiibada dilka ah, balse […]

Continue reading …

Taliyihii hore ee Sirdoonka Somaliland Muxuu ka yidhi Qodobbada ka soo baxay Shirkii Wadahadalka Djibouti?

Comments Off on Taliyihii hore ee Sirdoonka Somaliland Muxuu ka yidhi Qodobbada ka soo baxay Shirkii Wadahadalka Djibouti?

“Waxaan ahay Taliyihii Hore ee Amniga Somaliland Caadi Maaha inaan Saxaafadda kahadlo haso-yeeshee. Madaama oo aan ahay Muwaadin aan Cidna ushaqayn wakhtigan waxaan jeclaystay in aan dhambaal Hambalyo ah oo ku aadan Guusha Qaran ee uu Soo hooyey udiro Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Weftiga uu Hogaaminaayo ee Maanta ku soo laabtay dalka. […]

Continue reading …

Kumuu Ahaa Qoraagii Geeriyooday Maxamed Baashe Xaaji Xasan? W/Q. Muhammad Suleiman

Comments Off on Kumuu Ahaa Qoraagii Geeriyooday Maxamed Baashe Xaaji Xasan? W/Q. Muhammad Suleiman

Allaah ha u naxariisto’e Maxamed Baashe Xaaji Xasan waxa uu dayrtii 1963kii ku dhashay deegaanka Meygaagle oo ku yaalla duleedka Sacmadeeqo oo ka tirsan Degmada Buuhoodle. Waxa uu malcaamadda Qur’aanka ka bilaabay 1969kii magaalada Ballidhiig. Fasalkii kowaad ee dugsiga hoose waxa uu ka bilaabay isla magaalada Ballidhiig. Tacliintiisa dugsiga hoose waxa uu ku dhammaystay magaalada […]

Continue reading …

Guusha aynu u dabbaal-degnay yaanay innoo horseedin is-dhigasho innagu keenta guul-darro! Ql: Suxufi Maxamed-Cirro

Comments Off on Guusha aynu u dabbaal-degnay yaanay innoo horseedin is-dhigasho innagu keenta guul-darro! Ql: Suxufi Maxamed-Cirro

Dadweynaha reer Somaliland waxay ku jireen dabbaal-deg soo bilaabmay maalintii Axadda ee ay taariikhdu ahayd 14 June 2020, taasoo keentay in soo dhawayn ballaadhan loo sameeyo weftiga Madaxweyne Muuse Biixi ee wada-xaajoodka kaga qaybgalay dalka Jabuuti, kuna soo laabtay Caasimadda Hargeysa Khamiista maanta (18 June 2020). Dabbaal-degga ay dadka reer Somaliland sameeyeen iyo farxadda ay […]

Continue reading …

Somaliland Maxay ku Faleysaa Midnimo? Qalinka Yuusuf Garaad

Comments Off on Somaliland Maxay ku Faleysaa Midnimo? Qalinka Yuusuf Garaad

Waa isbarbardhig ku saabsan matalaadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland Labada dhinac markii u horreysay ee ay is hor fariistaan waxay ahayd January, 2012. Waxay ahayd Chevening House oo ah meel aan ka fogeyn magaalada London. Shalay ka hor, kulankii u dambeeyay wuxuu ahaa 2014 oo ay labada Madaxweyne ku kulmeen Djibouti. Labada […]

Continue reading …

Shacbiga Somaliland Maxay ka Filayaan Shirka Djibauti? WQ: Xuseen Cali Nuur

Comments Off on Shacbiga Somaliland Maxay ka Filayaan Shirka Djibauti? WQ: Xuseen Cali Nuur

Muddo soddon sannadood ah, sannadihii halganka ee hubaysnaa, cadaadiskii iyo gummaadkii keligii-taliyihii iyo caddaalad-daradii ay kala kulmeen is-raacii 1960-kii, maalintii Julay kowdeedii, ayaa riyadii Soomaaliwayn burburkeeda ugu horeysay.  Magaalada Djibouti waxa ku kulmay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxwaynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. Mawqifka labada Madaxwayne, labada dal iyo labada shacbibba […]

Continue reading …

Sirta Noloshu waa Fahamka Nolosha! Qaybta 2-aad Q: Maxamed Faarax Qoti

Comments Off on Sirta Noloshu waa Fahamka Nolosha! Qaybta 2-aad Q: Maxamed Faarax Qoti

“Markabkan aynu saaranahay ma’dabeylahaa wadhfinaaya, mise, si fiicanbuu bad-weynta dusheeda u dhex-mushaaxayaa? Are we on board the ship plying nicely in the high seas or winded navigation?,.” Waa Qormo Xiiso Badan oo uu qoray Qoraa Maxamed Faarax Qoti (Q,2-aad). Qof kasta oo ka mid ahaa rakaabkii diyaaraddaas, waxa uu mar walba u dhegtaagayey oo uu […]

Continue reading …

Waxa la Hirgeliyey Shardi Somaliland ku Xidhay Wadahadalka Soomaaliya! Faallo: Maxamed-Cirro

Comments Off on Waxa la Hirgeliyey Shardi Somaliland ku Xidhay Wadahadalka Soomaaliya! Faallo: Maxamed-Cirro

Wadahadalka dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, waxa lagu go’aamiyey shirweyne caalami ah oo ka qabsoomay dalka Ingiriiska taariikhdu markii ay ahayd 23 February 2012-kii, kaasoo lagu bayaamiyey inay jirto baahi xooggan oo ah in Beesha Caalamku taageero ka gaysato wadahadal ka dhex mara dalalka Somaliland iyo Soomaaliya (xiligaas oo ay jirtay Dowladdii Ku-meel-gaadhka ahayd ee TFG), […]

Continue reading …

Sirta Noloshu, waa Fahamka Nolosha! Qalinka Maxamed Faarax Qoti

Comments Off on Sirta Noloshu, waa Fahamka Nolosha! Qalinka Maxamed Faarax Qoti

“Markabkan aynu saarannahay ma Dabeylahaa wadhfinaaya, mise si fiican buu bad-weynta dusheeda u dhex-mushaaxayaa? Are we on board the ship plying nicely in the high seas or winded navigation?” Waa Qormo Xiiso Badan oo uu qoray Qoraa Maxamed Faarax Qoti (Q,1-aad). Dadka bir-labta ahi waa kuwo leh isku kalsooni iyo iimaan, oo ka war-qaba in  […]

Continue reading …
Page 1 of 23123Next ›Last »