Home » Archives by category » Aragtida Bulshada

Soomaalida Itoobiya, Xaaladdoodu Waa Ninkii Hooyaday Guursadaba Waa Adeerkay! W/Q Cabdiraxmaan Cadami

Itoobiya waxay ka kooban tahay 9 kilal iyo laba magaalo oo hoos yimaadda xafiiska ra’isal wasaaraha (Addis Ababa iyo Diridhaba). Dawlad degaanka Soomaalidu waa kilalka labaad ee ugu baaxadda weyn dhul ahaan tiro ahaanna waa qoomiyadda saddexaad, sidaas oo ay tahay haddana awood la sheegi karo kuma laha dawladda dhexe ee Federaalka, saamayna kuma laha […]

Taariikh kooban oo ku saabsan Marxuum Cumar Carte Qaalib

Comments Off on Taariikh kooban oo ku saabsan Marxuum Cumar Carte Qaalib

Allaah ha u naxariistee Cumar Carte Qaalib oo shaqadiisii ugu horeysay ay ahayd macalinnimo waxa uu xilalkiisii shaqo ee ugu horeeyay ahaa maamule Dugsi waxbarasho, isagoo ka dibna noqday maamulaha guud ee Dugsiyada hoose Magaalada Laascaanood, Burco iyo Hargaysa shaqooyinkan oo uu u soo kala qabtay sida Dugsiyadan qoraalkoodu isugu xigo.  Ka hor intii aanu […]

Continue reading …

Somaliland: Maxaa Keenay in Guddiga Tamartu Bil gudeheed soo Saaraan laba Wareegto oo is-burinaya?

Comments Off on Somaliland: Maxaa Keenay in Guddiga Tamartu Bil gudeheed soo Saaraan laba Wareegto oo is-burinaya?

Komishanka Tamarta iyo Korontada Somaliland ee uu dhawaan Madaxwaynaha Somaliland magacaabay, kuwaas oo Aan lagu soo xulin nidaamkii uu jideeyay Xeerka korontada Somaliland Ee Ay golaha wakiiladu Ansixiyeen islamarkaana Uu Madaxwayne biixi si toosa usoo magacaabay mudo Haatan laga Joogo Sedex bilood iyo dheeraad, Xilkana La Wareegay Horaantii Bishan ayaa Mudadaa Gaaban ee ay joogeen […]

Continue reading …

Hadimada ay leedahay Hantida Ummadda oo si gaar ah loo Manfacaadsado – W/Q  Cabdiraxiim Cabdillaahi Shiine

Comments Off on Hadimada ay leedahay Hantida Ummadda oo si gaar ah loo Manfacaadsado – W/Q  Cabdiraxiim Cabdillaahi Shiine

Hantida Ummaddu waa xoolaha ka dhaxeeya dadweynaha, taas oo laga sameeyay ama laga soo iibiyay Dhaqaale iyaga laga soo uruuriyay oo loo yaqaan Cashuur. Cashuurtu waa lacag qasab ah taas oo lagu soo rogo cashuur bixiye iyadoo uu ku waajibinayo Sharciga iyo dastuurka ka jira dalka soo uruurinteeduna waa waajib saran Dawlada hadba markaa awooda […]

Continue reading …

Duuliye Axmed Dheere iyo Xaquuqda Aadamaha – Qalinka Aadam Muuse Jibriil

Comments Off on Duuliye Axmed Dheere iyo Xaquuqda Aadamaha – Qalinka Aadam Muuse Jibriil

Xuquuqda Aadamahu waxay ka kooban tahay mabaad’i dhawr ah oon sina u kala go’i Karin, oo dhammaantood ka dhashay xaqa Adamuhu u leeyahay nolosha, iyo kuwa kale ee ku xidhan nolosha, sida xuquuqda siyaasadda, tan dhaqaalaha, tan milikiyada ama wax-lahaansha, xurruyad-qawlka iyo qoraalka IWM. Dagaalada loo soo galay xuquuqda Aadamaha oo leh soo-yaal dheer sidii […]

Continue reading …

Ku Dayashada Dhaqan Shisheeye Waa Lagu Duloobaa! W/Q: Mustafe Maxamed Nuur Dheereeye

Comments Off on Ku Dayashada Dhaqan Shisheeye Waa Lagu Duloobaa! W/Q: Mustafe Maxamed Nuur Dheereeye

Qormo xiiso leh oo uu qoray Mustafe Maxamed Nuur (Dheereeye) – Saamayn bulsheed oo dhaqan-beddel ah, ayaa bulshooyinka Soomaalida loogu soo waaridaa ciyaaraha kala duwan ee la ciyaaro. Tan iyo markii waddankeena ay ku soo bateen tiknoolajiyada casriga ahi, waxaa kor u kacday wax ka ogaanshaha dadyowga ku caan-baxay ciyaaraha, aflaanta iyo heesaha ka socda […]

Continue reading …

Ethiopia: Maxay Tigreegu Ismaamul & Qowmiyad ahaanba Diiddan yihiin?

Comments Off on Ethiopia: Maxay Tigreegu Ismaamul & Qowmiyad ahaanba Diiddan yihiin?

Taariikh ahaan, Tigraygu waxay Minelikii labaad kala qeyb-qaateen duulaannadii uu ku qabsaday Koonfurta iyo Galbeedka Eithiopia qarnigii 19-aad horraantiisii. Waxaanay intii ka dambaysay dhul-ballaadhsigaasi, isku arkayeen kuwa laga maarmay oo Boqortooyadii Axmaaradu ee ay diin-waadaagga ahaayeen (Orthodox Christianity) aanay wax abaal ah u celin. Waxaanay u arkeen Axmaarada kuwa ka qadiyay dhulalkii ay qabsadeen, isla […]

Continue reading …

Madaxweyne Ma Ogtahay!? Qormo Xiiso leh – W/Q: Maxamuud Saleebaan Iidle

Comments Off on Madaxweyne Ma Ogtahay!? Qormo Xiiso leh – W/Q: Maxamuud Saleebaan Iidle

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Mudane, ma ogtahay mase laguu sheegay in Magaalada Hargaysa  iyo Dhammaanba Dhulkeeni kumannaan Carruur ah iyo Waalidiintoodii ay baahi la jiifaan ilmaduna ka qubaneyso?  Mase ogtahay Madaxweyne xataa in la’ la’yahay cid u qaylo-dhaamisa, sababtuna ay tahay  NGO-yadii magaca masaakiinta ku Shaqaysan jirey oo haatan  helay magacyo kale oo lagu […]

Continue reading …

Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan -WQ: Axmed Nuur Muuse

Comments Off on Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan -WQ: Axmed Nuur Muuse

Hordhac: Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorasho toos ah oo daah-furani ka dhacdo. Taas awgeed, JSL waxa lagu tiriyaa in ay ka mid tahay hormuudka doorashooyinka iyo siyaasadda ku dhisan xilwareejin nabdoon ee waddamada Afrika. Walow waayadan dambe Somaliland lagu canaanto doorashooyin mudo- dhaafay; xil-hayeyaashii Goleyaasha Deegaanka (GD) […]

Continue reading …

Siyaasadda waa loo Samraa ee lama Sardhiyo – W/Q: Cabdiraxmaan Cadami

Comments Off on Siyaasadda waa loo Samraa ee lama Sardhiyo – W/Q: Cabdiraxmaan Cadami

Qofku Rag iyo Haween ba in uu damac siyaasadeed yeesho waa wax wanaagsan, waana qariisad rabbaani ah oo dadka qaarkood ku abuuran. Sida ay u kala hanweyn yihiin ayay ugu kala duwan yihiin heerka uu doonayo in uu siyaasadda ka gaadho, ha ku guulaysto ama ha ku hungoobe nin baa ku hamiyaya in uu madaxweyne […]

Continue reading …
Page 1 of 175123Next ›Last »