Home » Archives by category » Qalinka Qoraaga

Dagaal aan loo Kala Hadhin ayaa Innala Gudboon! W/Qoray: Xuseen Cali Nuur

Dagaalo iyo iska hor imaadyo kala duwan, ayaa dunida ka socda, horena way uga dhici jireen, shacbiga Somalilandna qaar ka mid ah ayaa hore u soo maray. Dhammaan dagaaladaas iska hor imaadka ah- muddo kasta oo ay socdaan- xal baa loo helaa kala duwan. Hase ahaatee dagaal ka duwan kuwa caanka ah ayaa cadowgu ku […]

DHAADASHADA DHAWR! Qalinka Muuse Faarax Jaambiir

Comments Off on DHAADASHADA DHAWR! Qalinka Muuse Faarax Jaambiir

DHAADASHADA DHAWR Siyaasaddu, mar waa dan, marna waa xarfada iyo xeelada lagaga ilmo dhalo danta. Sidoo kale, siyaasigu mar waa dan la joog, xeer kula jooga, marna waa dul ka joog xeel ku joog ah. Labada goorba, waa xirfadyahan tixi kara khiddado uu danta kula sii joogo ama uu dan jire ka jooga bedela ku […]

Continue reading …

Qorshaha Cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi iyo Siyaasadda Dawladda Maraykanka

Comments Off on Qorshaha Cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi iyo Siyaasadda Dawladda Maraykanka

Siyaasadda Somaliland mudo dheer waxay ku tiirsanayd dawladaha Ingiriiska iyo Itoobiya, hasa yeeshee mudadii uu xilka hayay Madaxweyne Muuse Biixi, xidhiidhkii siyaasadeed iyo wada shaqayntii Somaliland la lahayd Dawladaha Ingiriiska iyo Itoobiya wuu soo yaraanayay, waxaynu gaadhnay heer aad u hooseeya, taas oo mararka qaarkood gaadhay in uu istaago. Dadka Siyaasada ka faallooda qaarkood, waxay […]

Continue reading …

Dooroonnayaal, ha Noqonina Kuwo Lagu Hungoobo’ WQ: Xuseen Cali Nuur

Comments Off on Dooroonnayaal, ha Noqonina Kuwo Lagu Hungoobo’ WQ: Xuseen Cali Nuur

Qalabka farsamo ee ciyaartoyga iyo niyadda ay ku ciyaaraan, marka ay garoonka galaan waxay ku xidhan yihiin tababarka ay qaateen iyo hadba dareenkooda, sida loo diyaariyo inta aanay garoonka gelin ka hor. Waxa kale oo ay ku xidhan yihiin jawiga guud ee ku geddaaman ciyaarta. Waxa taas la mid ah loolanka siyaasiyiinta dhawr xisbi dhex […]

Continue reading …

“5-qodob aan kusoo koobo doorashadii dhacday” WQ: Faysal Barre

Comments Off on “5-qodob aan kusoo koobo doorashadii dhacday” WQ: Faysal Barre

5-qodob aan kusoo koobo doorashadii dhacday 1-Waxa dhacday doorasho, u dhacday si aan laga filayn. Dadka badankoodu kumay kalsoonnayn in doorasho sidan ahi dhacdo, dhawr sababood darteed, MW Biixi oo aan lagu kalsoonnayn in uu madaxbannaani siin doono GDQ ee la saluugsanaa sida uu ku yimi. Waxay ahaayeen Guddi uu Riyo-raac majaraha u hayo oo […]

Continue reading …

Xubin Baarlamaan oo Muxaafid ah (2010-2015) Q. 2aad Q: Xil. CRaxmaan Y. Cartan

Comments Off on Xubin Baarlamaan oo Muxaafid ah (2010-2015) Q. 2aad Q: Xil. CRaxmaan Y. Cartan

Intii aannu mucaaridka ahayn, waxan ahaa Shaabuug Hayaha Baarlamaan ee Xisbiga Kulmiye (Kulmiye Parliamnatry Whip) oo macnihiisu yahay isku xidhaha kooxda baarlamaanka Kulmiye iyo Xisbiga. Wixii talo baarlamaanka ka unkanta inaan ku wargeliyo xubnaha xisbiga Kulmiye, wixii talo xisbiga ka soo unkantana la socodsiiyo xildhibaanada Kulmiye. Kaalintaydii Baarlamaanka Markii Kulmiye Xukunka yimid Siday Shaabuug hayntaydii […]

Continue reading …

Xubin Baarlamaan oo Muxaafid ah (2010-2015) Q: 1aad WQ: CRaxmaan Y. Cartan

Comments Off on Xubin Baarlamaan oo Muxaafid ah (2010-2015) Q: 1aad WQ: CRaxmaan Y. Cartan

Dareen: Shakhsiga Siilaanyo, (The Siilaanyo Factor) u malayn maayo xilliyada dhow, inuu jiri lahaa Silaanyo mooye siyaasi reer Somaliland oo Berbera ka xorrayn kari lahaa beeshii sheeganaysay, Cigaalna ku daroo. Waxan ka hadlayaa ku wareejintii dekedda Berbera DPWorld. Sababtay taasi Siilaanyo ugu suuragashay ma ahayn xoog iyo cunfi uu isticmaalay, sirtiisu waxay ahayd, Siilaanyo laba […]

Continue reading …

Waxay ahayd Isniin! Qalinka Muuse Faarax Jaambiir

Comments Off on Waxay ahayd Isniin! Qalinka Muuse Faarax Jaambiir

ISNIIN. Waxay ahayd Isniin maalmaha kale ka tilmaaman. Waxay kulmisay laba dhacdo oo taariikh ahaan is dhalay. Mid, iyadaa dihatay (31.May.2021), midna tirsiimada xuskeedaa (31.May.1988) kalkan ku soo beegmay. Taasaa ka dhigtay maalin wayn oo foolatay taariikh hor leh oo taa hore dheecaankeedii ka soo jeeda, millay cusub noloshiina bilow u ah. Durba, waxa loogu […]

Continue reading …

KHALDAAN: Maya Mar Kale! Qalinka Muuse F. Jaambiir

Comments Off on KHALDAAN: Maya Mar Kale! Qalinka Muuse F. Jaambiir

Waqtigu, khaldaan ma noqdo ee qofkaa khaldama. Isagaa, is waasiiya wuxuu haysto, haddana amminta wax saara. Mid, wuu ka ordaa qirashada guuldarradiisa, waxse uma soo celiso. Waxa la gudboon raacdo uu dib isu helis ku beegsado, laakiin, intuu isdiidsiinta iyo hibashada ku jiro, baadidoonka wuxuu lumiyay kuma toosi karo oo halkaasuu ku hadhaa. Mid kale, […]

Continue reading …

Baanka Dhexe Ee Somaliland Waxa uu Ka mid Yahay Hayadaha Ku Suntan Bilaa Waxqabadka

Comments Off on Baanka Dhexe Ee Somaliland Waxa uu Ka mid Yahay Hayadaha Ku Suntan Bilaa Waxqabadka

W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Inkastoo xukuumada Madaxweyne Muu se Biixi laga dayrinayay waxqabd la’aanta dul hoganaysa sannadkii ina dhaafey ee 2020 taas oo ay tahli wayday in bulshadii soo dooratay ay tusto wixii ay ku soo kordhisay dalka  sanadkii ina dhaafey iyadoo ay taasi jirto  haddana waxaa maalmahan baraha bulshada iyo qayb ka mid ah […]

Continue reading …
Page 1 of 17123Next ›Last »