Home » Archives by category » Wararka (Page 3)

Sawirradii Bilicda Koobsaday ee Xuska 18-ka May 2019

Comments Off on Sawirradii Bilicda Koobsaday ee Xuska 18-ka May 2019

Aftahannews.com – Sawirrada Bilicda koobsaday ee Xuska 28-guurada ka soo wareegtay gooni-isu-taaggii Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May oo maanta lagu qabtay dalka oo dhan laga oogay, gaar ahaan Caasimadda Hargeysa iyo sidii ay Ciidammada Qalabka sidaa u mareen goobta Madaxweynuhu salaanta ku qaadanayey ee madaxda qaranka iyo wufuudda beesha caalamka ka socday ku sugnaayeen, ayaannu […]

Continue reading …

Boorama: Sida looga oogay Xuska 18-ka May iyo Madaxweyne Ku-xigeenka oo Khudbad Dareen leh ka jeediyey

Comments Off on Boorama: Sida looga oogay Xuska 18-ka May iyo Madaxweyne Ku-xigeenka oo Khudbad Dareen leh ka jeediyey

Boorama (aftahannews):- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal kala qaybgalay Xuska 28-guurada ka soo wareegtay gooni-isu-taagga Somaliland ee 18-ka May oo maanta dalka laga oogay. Madaxweyne Ku-xigeenku waxa uu sheegay inay Somaliland tahay Qaran la wada leeyahay maanta, inkastoo halgankii dib-u-xoraynta lagu kala aragti […]

Continue reading …

Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u Fidiyey Maxaabiistii Dagaallo kala duwan lagaga qabtay Puntland

Comments Off on Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u Fidiyey Maxaabiistii Dagaallo kala duwan lagaga qabtay Puntland

Hargeysa (aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa sheegay inuu cafiyey oo la sii daynayo Maxaabiista dagaalladii u dhexeeyey Somaliland iyo Puntland lagu soo qabtay ee ku xidhnaa Xabsiyada Jamhuuriyadda, isaga oo muujinaya sida ay Dowladdiisa uga go’antay inay nabadgelyo kula noolaato dalalka Jaarka ah. Madaxweyne Biixi oo caawa khudbad kooban ka jeediyey Kulan […]

Continue reading …

Bebera oo Si Cajiib ah looga Xusay 28-guurada Gooni-isu-taagga Somaliland ee 18-ka May – Daawo

Comments Off on Bebera oo Si Cajiib ah looga Xusay 28-guurada Gooni-isu-taagga Somaliland ee 18-ka May – Daawo

Berbera (aftahannews):- Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa si cajiib ah looga dabbaal-degay Xuska 28-guurada gooni-isu-taagga Somaliland ee 18-ka May oo maanta ku beegnayd, waxaana Shacab iyo Ciidammo la isugu soo baxay Berriga iyo Badda oo ay Gaadiidka Badda oo Calanka Somaliland lagu xardhay lagu dammaashaaday. Haddaba, sida Berbera Xuska 18-ka May ee 2019 […]

Continue reading …

Daawo Sida Ceerigaabo looga Xusay Maalinta Qarannimada Somaliland ee 18-ka May

Comments Off on Daawo Sida Ceerigaabo looga Xusay Maalinta Qarannimada Somaliland ee 18-ka May

Ceerigaabo (aftahannews):- Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa si fiican looga oogay Xuska 28-guurada madax-bannaanida Qarannimada Somaliland ee 18-ka May oo maanta dalka oo dhan laga xusay, waxaana kala qaybgalay Shacabka Ceerigaabo masuuliyiinta heer degmo, gobol, Wasiirro iyo Xubno kale oo Dowladda ka tirsan. Masuuliyiinta dowladda ee Xuska kala qaybgalay Shacabka Ceerigaabo, ayaa Khudbado […]

Continue reading …

Laascaanood Sidee looga Xusay 28-guurada Maalinta Qarannimada Somaliland ee 18-ka May?

Comments Off on Laascaanood Sidee looga Xusay 28-guurada Maalinta Qarannimada Somaliland ee 18-ka May?

Laascaanood(aftahannews):- Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa ka mid ahayd magaalooyinka sida diirran looga xusay 28-guurada ka soo wareegtay maalinta Qarannimada Somaliland ee 18-ka May oo maanta laga dabbaal-degay Somaliland, waxaana shacabka Reer Sool kala qaybgalay xuska Wasiirro, Masuuliyiin kale oo dowladda ka tirsan Madaxda iyo Maamulka heer gobol iyo degmo. Madaxda Shacabka Laascaanood […]

Continue reading …

Nuxurka Khudbad Madaxweyne Biixi ka Jeediyey Xuska 28-guurada Qarannimada Somaliland – Akhri oo Daawo

Comments Off on Nuxurka Khudbad Madaxweyne Biixi ka Jeediyey Xuska 28-guurada Qarannimada Somaliland – Akhri oo Daawo

  Hargeysa(aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Khudbad ka jeediyey Munaasibaddii Xuska 28-guurada gooni-isu-taagga Somaliland ee 18-ka May, khudbaddaas oo inteeda hore u kaga warramay wax-qabadka Xukuumaddiisa iyo waxa qorshaha ugu jira inuu ka qabto kaabayaasha adeegga bulshada, ayuu inta dambe kaga hadlay madax-bannaanida iyo aqoonsi-raadinta Jamhuuriyadda, siday beesha caalamka iyo dowladda federaalka Soomaaliya […]

Continue reading …

Magaaladii lagaga dhawaaqay Gooni-isu-taagga Somaliland Sidee looga Xusay 28-guurada 18 May?

Comments Off on Magaaladii lagaga dhawaaqay Gooni-isu-taagga Somaliland Sidee looga Xusay 28-guurada 18 May?

Burco (aftahannews):- Xuska 28-guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni-isu-taagga iyo la soo noqoshada Madax-banaanida Somaliland ee 18-ka May, ayaa maanta dalka Somaliland laga oogay, isla markaana magaaladii lagaga dhawaaqay 18-kii May 1991-kii ee Burco, ayaa sida looga xusay aannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose. Halkan hoose ka daawo Muuqaalka sida Burco looga xusay 28-guurada […]

Continue reading …

Somaliland: Toos u Daawo Xuska 28-guurada Maalinta Qarannimada ee 18 May

Comments Off on Somaliland: Toos u Daawo Xuska 28-guurada Maalinta Qarannimada ee 18 May

Somaliland(aftahannews):- Somaliland, ayaa maanta laga oogay xuska 28-guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni-isutaaggeeda 18 May 1991kii, taasoo maanta ku buuxda. Halkan hoose toos uga daawo sida Xusku uga socdo Hargeysa. Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Continue reading …

Wasiirka Diinta oo Soo dhaweeyey Arday Reer Somaliland ah oo Tartan Caalami ah ku soo guulaystay

Comments Off on Wasiirka Diinta oo Soo dhaweeyey Arday Reer Somaliland ah oo Tartan Caalami ah ku soo guulaystay

Hargeysa(Aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed iyo Masuuliyiin kale, ayaa garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa maanta ku soo dhaweeyey Arday ku soo guulo fiican ka soo hooyey Tartankii Ramadaanta ee Qur’aanka kariimka ah ee dalka Jabuuti oo ay 30 waddan Arday ka socoto oo Xaafidul Qur’aan ahi ka qaybgaleen. […]

Continue reading …