Home » Archives by category » Wararka (Page 1168)

Hal qof oo dhintay gaadhi Miino kula kacday magaalada Burco-Daawo

Comments Off on Hal qof oo dhintay gaadhi Miino kula kacday magaalada Burco-Daawo

Hal qof, ayaa ku dhintay Miino nooca Dhulka lagu aaso ah oo la kacday Gaadhi ay leedahay Shirkadda Beder ee Laydhka u shida magaalada Burco, qaraxaas oo ka kacay waddo loo maro Dugsi uu dhawr bilood ka hor Madaxeynaha Somaliland dhagax-dhigay.

Share Button
Continue reading …

Musharax U Tartamaya Xilka Madaxwaynaha Puntland Oo Ilaaladiisii Hub Ka Dhigis Lagu Sameeyay

Comments Off on Musharax U Tartamaya Xilka Madaxwaynaha Puntland Oo Ilaaladiisii Hub Ka Dhigis Lagu Sameeyay

  Garoowe(Aftahannews.com):-Musharax u tartamaya Xilka Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland,ayaa hub ka dhigis lagu sameeyay ciidankii ilaaladda u ahaa isla markaana ciidanka Puntland ay kaka wareegeen dhamaam hubkii iyo gaadiidkii tiknikada ahaa ee ay gacanta ku haysteen. Musharaxa Madaxwayaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali(Gaas),ayay ciidanka  daraawiishta ee Puntland waxay hub ka […]

Share Button
Continue reading …

War Deg Deg Ah Dagaal Ka Dhex Qarxay Maamuladda Galmudug iyo Puntland

Comments Off on War Deg Deg Ah Dagaal Ka Dhex Qarxay Maamuladda Galmudug iyo Puntland

Gaalkacyo(Aftahannews.com):-Dagaal Culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,ayaa deegaanka lagu magacaabo Godod  oo ka tirsan gobolk Mudug ku dhex maraya maamulladda Galmudug iyo Puntland ee Soomaaliya.  Dagaalka ayaa kasocda Deegaan lagu Magacaabo Godod oo kuyaala Duleedka Gaalkacyo halkaasoo ay ku dagaalamayaan Ciidamo kala taabacsan Maamulada Galmudug iyo Puntlnad oo iyagu maamula Magaalada Gaalkacyo. […]

Share Button
Continue reading …

Soomaaliya oo ka hadashay Is-casilaadda Guddoomiyaha Bangiga dhexe iyo Jawaabta ay ka bixisay

Comments Off on Soomaaliya oo ka hadashay Is-casilaadda Guddoomiyaha Bangiga dhexe iyo Jawaabta ay ka bixisay

Muqdisho(Aftahannews):- Dawladda Somaliya ayaa markii ugu horaysay ka hadashay Mawqifkeeda ku aadan Iscasilaada Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Dalka Yusur Abraar oo laba maalmood ka hor si lama filaan ah loo sheegay inay iska casishay xilkii Guddoomiyenimada Bangiga dhexe. Yusur Daahir Abraar, ayaa saddex usbuuc ka hor Madaxweynaha Dawladda Federaalka somaliya u magacaabay Xilka, inkasta oo […]

Share Button
Continue reading …

Is-barbar-dhigga tirada dembiyada sannadkan ka dhacay Somaliland iyo kuwa sannadkii hore, keebaa badan?

Comments Off on Is-barbar-dhigga tirada dembiyada sannadkan ka dhacay Somaliland iyo kuwa sannadkii hore, keebaa badan?

Hargeysa(Aftahannews):- Ciidammada Booliska Somaliland oo maanta u debbaal-degay sannad-guuradooda 20-aad ee ka soo wareegtay 03 November 1993-kii oo maanta ku buuxday, ayaa soo bandhigay is-barbar-dhigga tirada dembiyada sannadkan ka dhacay Somaliland iyo kuwii sannadkii hore ka dhacay, isla markaana waxa kor u kac ku yimi dembiyada dhacay 2013-ka. Munaasibadda lagu xusayay 20-guurada aasaaska Ciidanka Booliska […]

Share Button
Continue reading …

Farxaan-Xiddig: “Anigu ma ihi Siyaasi, Fanka Soomaaliduna xuduud malaha..”

Comments Off on Farxaan-Xiddig: “Anigu ma ihi Siyaasi, Fanka Soomaaliduna xuduud malaha..”

Boorama(Aftahannews):- Fannaanka Soomaaliyeed ee Farxaan Muuse Cige (Farxaan-Xiddig), ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin warar sheegaya inuu ka tirsan yahay Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, isla markaana waxa uu ku dooday inaanu ahayn nin siyaasad shaqo ku leh ee uu yahay Fannaan Soomaaliyeed, Fankuna aanu xuduud lahayn. Fannaanka Farxaan-Xiddig waxa uu sidaa ku sheegay Shir Jaraa’id oo […]

Share Button
Continue reading …

Shirka Dib-u-heshiisiinta Beelaha Jubbooyinka oo maanta Furmay

Comments Off on Shirka Dib-u-heshiisiinta Beelaha Jubbooyinka oo maanta Furmay

Muqdisho(Aftahannews):- Waxa maanta Muqdisho ka furmay shir loogu talo galay dib-u-heshiisiinta dadka wada dega gobollada Jubbooyinka ee koonfurta dalka Soomaaliya, kaasoo lagu wado inuu socdo saddex maalmood. Warbixin iyo wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso. Shirka Muqdisho ee Jubbooyinka Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Share Button
Continue reading …

“Waxaannu ugu digaynaa in TV-ga Qaranka iyo Radio Hargeysa ay noqdaan godad Abeeso oo Mucaaridka lagu qan-qaniino…” Md. Cabdiraxmaan-Cirro

Comments Off on “Waxaannu ugu digaynaa in TV-ga Qaranka iyo Radio Hargeysa ay noqdaan godad Abeeso oo Mucaaridka lagu qan-qaniino…” Md. Cabdiraxmaan-Cirro

Hargeysa(Aftahannews):- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cabdiraxmaan-Cirro), ayaa maanta Warbaahinta Qaranka ee ay dawladdu maamusho si adag ugu hanjabay, isla markaana soo jeediyey inay Masuuliyiinta Warbaahintaas gacanta ku hayaa ogaadaan inay ku shaqeeyaan Hanti Qaran oo loo siman yahay. Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu waxa uu sidaas […]

Share Button
Continue reading …

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay curashada sannadka cusub ee Islaamka

Comments Off on Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay curashada sannadka cusub ee Islaamka

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa hambalyo u diray shacbiga Somaliland iyo guud ahaan shucuubta Islaamka oo uu ku bogaadiyay curashada sannadka cusub ee Islaamka 1435 (Hijiriyada) oo ku beegan Isniinta Berri. Madaxweynuhu waxa uu bulshada Somaliland ugu baaqay in ku dedaalaan wada-jirka iyo ilaalinta nabadgelyada, waxaanu Illaahay uga beryey inuu sannadkan […]

Share Button
Continue reading …

Cadceed-madoobaad galabta laga dareemay Somaliland iyo Culimada oo Salaad oogay

Comments Off on Cadceed-madoobaad galabta laga dareemay Somaliland iyo Culimada oo Salaad oogay

Hargeysa(Aftahannews):- Cadceed-madoobaad, ayaa illaa 5:10 daqiiqo ee galabta laga dareemay magaalada Hargeysa iyo dalka Somaliland meelo badan oo ka mid ah sida ay Weriyeyaashu ku soo warramayaan. Sidoo kale Cadceed-madoobaadkan ayaa lagu warramayaa in laga arkay meelo badan oo caalamka ka mid ah, taasoo ay sii saadaaliyeen Cilimada ku xeel-dheer Cilmiga Saadaasha hawada ee dunidu. […]

Share Button
Continue reading …