Shacabka Burco Maxay ka yidhaahdeen carwada Ganacsiga? By MMC FARADHEERE - January 23, 2021 Burco (Aftahannews)- Shacabka ku dhaqan magaalaada Burco ayaa waxaa ay ka hadleen siday u arkaan Carwada Ganacsiga Somaliland ee Maalintii Afraad ka socota magaaladda Burco.