Mudisho (Aftahannews) – Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in sagaal wadan oo Afrikaan ah oo ay Soomaaliya ku jirto iyo dalka Iran inay luminayaan xuquuqdooda codbixinta sida ku xusan Axdiga Qaramada Midoobay ka dib markii ay iska bixin waayeen xuquuqdooda miisaaniyadda hawlgalka ee Qaramada Midoobay. Xoghayaha Guud Antonio Guterres ayaa warqad uu u […]
Tuducan yar ka dib waxaan uga socdaa talo iyo toosin anigoo isku dayaya inta garaadkaygu yahay inaan hogaq tusaaleeyo tolkay iyo tolwaynaha guud ee Somali maxamed gaar ahaan reer shekh isaxaaq, waxaa mudo badan ba soo jireen ahayd oo soo socotay in mar walba aynu xildhibaan dooranao inagoo ku dooranayna beelaysi, markaynu xilka saarnanan uu […]
Continue reading …Hargeysa (Aftahannews) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog), oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan Doorashooyinka isku sidkan ee la qabanayo sannadkan, waxaanu baaq u diray Xukuumadda iyo Komishanka. Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog), oo u warramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay siduu u arko Masuuliyiin […]
Continue reading …Hargeysa (Aftahannews)- Ururka Gabdhaha Suxufiyiinta ah ee Somaliland ee WIJA, ayaa Kulan Duco iyo Baroor-diiq ah Hargeysa ugu Sameeyey Allaah ha u naxariistii Shugri Xariir Ismaaciil oo ahayd Suxufiyaddii ugu horreysay ee Radio Hargeysa ka hadasha, iyadoona ay Xilal ka soo qabatay Xukuumadaha Somaliland. Shukri Xariir Ismaaciil waxay idaacadda Radio Hargeysa ka daadihin jirtay barnaamijyo […]
Continue reading …Addis Ababa (Aftahannews) — War ka soo baxay guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba diiwaanka Xisbiyada dalkaasi laga saaray TPLF oo ah xisbi ay ku xoogganaayeen hoggaanka Tigrayga ee lagaga adkaaday dagaalkii dhawaanta ka dhacay Waqooyiga dalka Itoobiya. Guddi ayaa taalaabadooda u cuskaday in TPLF ay ka danbeeyeen qalalaasihii iyo dagaalladii […]
Continue reading …Muqdisho (Aftahannews) – War goor dhaw soo baxay ayaa sheegaya in qarax miino lagu dilay guddoomiye ku-xigeenkii Amniga iyo siyaasada deegaanka Garasbaaley ee dulleedka magaalada Muqdisho Cali Maxamed Macalin. Waxaa qaraxan lagu dilay guddoomiyihii ururka dhalinyarrada degmada oo lagu magacaabo Cabdirashiid Dubad, darwalkii guddoomiye ku-xigeenka iyo Askari ilaalo u ahaa oo la socday gaadhiga la […]
Continue reading …Muqdisho (Aftahannews) – Wararka ka imanaya gobolka Bakool gaar ahaan degmada Tiyeegloow ayaa sheegaya in duqeyn cirka ah oo ay Mareykanku ka fuliyeen lagu burburiyay xarun Idaacadeed oo ay lahaayeen Al-shabaab. Taliska howlgalka Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyntaasi ay ku burburiyeen xarun muhiim ah oo ku lahaayeen gobolka Bakool, laakiin ma ayna sheegin […]
Continue reading …Djibouti (Aftahannews)- DMadaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shalay shir la yeeshay waftiga Djibouti ee IGAD ay u xil saartey xal-u-helidda khilaafka diblomaasiyaddeed ee dhex yaalla Soomaaliya iyo Kenya. Waftiga ayaa madaxweynaha u gudbiyey warbixin ka warrameysa xaaladda ammaanka ee ka jirta soohdinta u dhaxeysa dalalka Soamaalia iyo Kenya, oo ay booqdeen. aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Muqdisho/Soomaaliya.
Continue reading …Muqdisho (Aftahannews) – Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku sheegtay warar soo baxay oo sheegaya in dhalinyarro tababar loogu qaaday dalka Eritrea ka qayb qaateen laguna laayay dagaalkii dhaxmaray ciidamada difaaca Qaranka Itoobiya iyo TPLF Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in ayna jirin Askar Soomaaliya ah oo ku lug […]
Continue reading …Hargeysa (Aftahannews)- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayey Mr Stuart Brown oo ah madaxa xafiiska Ingiriiska ee Somaliland oo dalka ku yimid safar shaqo oo ah safiirkii u danbeeyey shaqadiisa. Kulankan oo daarnaa xog warran guud ayaa lagaga wada hadlay […]
Continue reading …