Hargeysa (Aftahannews)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, oo kaashanaya Dalladda Ururrada Bb
ulshada rayidka ah ee SONSAF, ayaa maanta Tabobbar Hargeysa uga faray Weriyeyaal ka hawlgala gala Gobollada Maroodijeex, Saaxil, Gabiley iyo Awdal, kaas oo socon doona muddo laba Maalmood ah.
Tobabarkan ayaa ururka SOLJA u furay 20 Suxufi oo ka hawlgala goboladaasi, waxa ka soo qayb galay Masuuliyiin ka kala Socday Wasaarada Warfaafinta Somaliland, Dalada SONSAF iyo Hogaanka Ururka SOLJA.
Hoos ka daawo muuqaalka warka
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.