Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo xukuumadda ka difaacay eedaymo loo jeediyay

WASIIRKA DIINTA IYO AWQAAFTA SOMALILAND SHEEKH KHALIIL ABDILLAAHI AXMED 2020
WASIIRKA DIINTA IYO AWQAAFTA SOMALILAND SHEEKH KHALIIL ABDILLAAHI AXMED 2020

Hargeysa (Aftahannews) – Wasiirka wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil cabdilaahi Axmed oo maanta warbaahinta kula hadley xafiiskiisa ayaa xukuumadda Madaxweyne Biixi ka difaacay eedaymo loo soo jeediyay.