“Sunta Berbera lagu Shubay waxaa Ka Masuul ah Safiir Baashe iyo DP World..” Xildhibaan Siciid Gaane

Hargeysa (Aftahannews)- Guddoomiyaha guddida deegaanka ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Siciid Warsame Gaane ayaa waxaa uu safiir Baashe Cawil iyo Shirkada Dp World ku eedeeyay sun la sheegay in lagu aasay magaalo xeebeedka Berbera, Waxaana uu sheegay in ay masuul ka yihiin arintaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka