Caabuqa Halista badan ee Coronavirus oo dhaliya cudurka Covid19 Waa uu joogaa deegaankeena isaga oo ka khatar iyo halis badan sidii hore’ waanu joogidoonaa aduunka oo dhan sanadaha soo socda isagoo saamayntiisu marna kor u kacayso marna hoos udhacayso. Haddaba Adoo ilaalinaya Daryeelka Caafimaadka & Kan Bulshadaada La soco Macluumaadka ugu dambeeya ee COVID-19 adoo […]
Hargeysa(Aftahannews):- Barnaamij xambaarsan murugo, dareen farxad iyo naxdinba xusuusta dad badan ku reebay koobsaday, ayaa lagu waraystay laba ka mid ahaa Arday dil toogasho ah lagu xukumay 1984-kii, kuwaas oo sidii ay ku badbaadeen iyo wixii ay la kulmeen-ba ka warramay. Haddaba, Barnaamijka Xog-wadaag ee Gobanimo TV oo uu Soosaare ka yahay Cabdifataax Ismaac’il Mursal, […]
Continue reading …Hargeysa(aftahannews):- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay go’aan ay sheegtay inay ku joojisay keenista Gaadiidka Isteerinka Midigta ku leh, Geerkana bidixda oo ah gaadiidka ugu badan ee tabannaankii sano ee u dambeeyey laga isticmaalayey dalka iyo sidoo kale Gaadiidka Vitz-ta oo dalka looga yaqaanno Dukhaan, kaas oo ah gaadiidka ugu badan ee sannadahan dambe ay […]
Continue reading …Hargeysa(aftahannews):- Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Maanta magaalada Hargeysa ku Daah-furtay Mashruuca Maalgelinta Tamarta Cusboonaata ee Qaraxda laga dhaliyo, kaas oo uu Maamalayo Dahabshiil Bank, ayaa waxa maalgeliyey Baanka Adduunka, kaas oo farxad u ah Bulshada reer Somaliland ee aan ka haqab-bixin baahida Koronto jaban. Mashruuca oo wejiyo badan leh ayaa wejiga […]
Continue reading …Mashruuc Laydhka Qoraxda laga dhaliyo lagu gaadhsiinayo Dadka deggan Meelaha Magaalooyinka Ka Baxsan oo Hargeysa Lagu Daah-furay iyo Baanka Caalamiga Ah Ee Dahabshiil oo maamulaya Hargeysa(aftahannews):- Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Maanta magaalada Hargeysa ku Daah-furtay Mashruuca Maalgelinta Tamarta Cusboonaata ee Qaraxda laga dhaliyo, kaas oo uu Maamalayo Dahabshiil Bank, ayaa waxa […]
Continue reading …Hargeysa(Aftahannews):- Khubaro ku xeel-dheer cilmiga Aataarta Qadiimiga ah ayaa Qaramada Midoobay ugu baaqay in la aqoonsado Goobo Taariikhi ah oo ku yaalla qaaradda Afrika, kuwaaas oo ay ka mid tahay Aataarta Qadiimiga ah ee Laasgeel ee Somaliland. Sida aanu ka soo xigannay warbaahinta Nature World News, Khubaradani ayaa baadhitaan ay sameeyeen ku soo bandhigay daraasad tooshka […]
Continue reading …Gabiley(aftahannews):- Maxkamadda Degmada Gabiley, ayaa maanta xukun rumaan ah ku ridday masuuliyiin ka tirsan maamulka Dowladda Hoose ee Gabiley oo Hanti-dhowrka Guud ee Qaranku falalka musuq-maasuq ku eedeeyey. Masuuliyiinta maanta la horgeeyey Maxkamadda Gabiley, ayaa kala ah Agaasimaha Waaxda Maaliyadda Dowladda Hoose, Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada, Mushahar bixiyaha iyo Shidaal-biyaha Dowladda Hoose. Saraakiil ka tirsan […]
Continue reading …Dr. Jama Musse Jama Gudd. Xarunta Dhaqanka Hargeysa XIGASHADA SAWIRKA,BC Laasgeel waxa ay u jirtaa Hargeysa in ku dhow 50km xagga Waqooyi Bari, waxana ay 5km Waqooyi kaga beegan tahay tuulada Dhubato. Waxa dhagaxda Laasgeel ku yaal shaxannada sawirgacmeedka ah ee Afrika kuwa ugu dhowrsoon ee ka badbaaday hagardaamada aadamaha iyo nuglaynta dabeecaddu u gaysato […]
Continue reading …Halkee Ayuu Salka Ku Hayaa Khilaafkaasi? Saamayn intee leeg Ayuuse Ku Yeelan Karaa Mustaqbalka Madaxweyne Biixi Iyo Aayaha Dambe Ee Xisbigiisa?FAALO. Hargeysa (Aftahannews)- Loollanka loogu jiro buuxinta xubnaha Hogaanka sare ee Xisbiga Kulmiye oo la filayo in Shir Weynihii Xisbiga ee muddo dhaafka ahaa uu dhawaan ka qabsoomo magaalada Hargaysa, ayaa waxa ku xeeran dareeno […]
Continue reading …Muqdisho (Aftahannews)- Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay in ay soo dhowaynayaan midnimo markale dhexmarta Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiir Maareeye oo waraysi lala yeeshay ayaa sheegay hadii ay Somaliland diyaar u tahay midnimadaas la siin doono kursiga madaxweynenimo iyo Ra’iisal wasaaraha. Wuxuu sheegay in Somaliland 1960 kii caadifad ku timi hadana aanay […]
Continue reading …