Faadumo Siciid oo Ka Sheekaysay Qiso yaab leh oo Ka Qabsatay Tagsi ay Kiraysatay & Qayladii ka dhacday! Daawo

Daawo Faadumo Siciid oo Ka Sheekaysay Qiso yaab leh oo Ka Qabsatay Tagsi ay Kiraysatay & Qayladii ka dhacday!

Hargeysa(Aftahannews):- Faadumo Siciid Ibraahin oo ah La-taliyaha Arrimaha dibedda u qaabbilsan Musharraxa Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan-Cirro, ayaa ka sheekaysay qiso yaab leh oo ka qabsatay dalka Ingiriiska oo ay dhawaan safar ku tegtay, ka dib markii ay Gaadhi Tagsi ah kiraysatay, kaasoo ay kala kulantay Sheeko aad dadka uga qoslisay, iyaduna sheegtay inay aad uga yaabisay.

Daawo Faadumo Siciid oo Ka Sheekaysay Qiso yaab leh oo Ka Qabsatay Tagsi ay Kiraysatay & Qayladii ka dhacday!
Faadumo Siciid oo Ka Sheekaysay Qiso yaab leh oo Ka Qabsatay Tagsi ay Kiraysatay & Qayladii ka dhacday!

Faadumo Siciid Ibraahin waxay ka warrantay Qisadaa ay sheegtay inay ka yaabisay iyo qaabkii ay ugu dhacday. Waxaannu Faadumo Siciid oo Sheekadaas iyo sidii ay u dhacday Madal laga buuxo ku sharraxaysa idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.