Madaxweyne Muuse Biixi oo Kulan Qado ah la Qaatay Xubno ka tirsan Dhalinyaradii UFO ee Dhagax-tuurka Bilaabay 1982-kii

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Qado-Sharaf ku maamuusay Xubno ka tirsan Dhalinyaradii UFO ee Dhagax-tuurka ka dhanka ah Ciidammada Dawladdii Millateriga ahayd ee Soomaaliya Hargeysa ka bilaabay 1982-kii.

Halkan hoose ayaannu idiinku soo gudbinaynaa Warbixinta Warkan iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ka warramaya Taariikhda UFO iyo arrimaha kale, ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.