Cali Khaliif Galydh Oo Farriin Adag u diray Shacabka Reer Buuhoodle, kana Hadlay Shuruudo Caalamku ku xidhay Somaliland – Daawo

CALI KHALIIF GALAYDH

Buuhoodle(Aftahannews):- Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa Farriin adag u diray Bulshada ku dhaqan gobolka Buuhoodle, isla markaana waxa uu faahfaahin ka bixiyey laba Shuruudood oo ay Beesha Caalamku ku xidhay Xukuumadda Somaliland, labadaas oo haddii ay si fiican u fuliso wax badani u hagaagi karaan Somaliland.

Waxaannu Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.