Daawo Mucjisada Buur Somaliland ku taalla oo lagu arkay mid ka mid ah Magacyada ILLAAHAY oo ku xardhan

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaa Mucjiso cajiib ah noqotay in Buur Somaliland ku taalla lagu arkay mid ka mid Magacyada Illaahay oo aan Aadame ku qorin ee qaab Rabbaani ah ugu qoran, isla markaana si fiican uu ugu xardhan yahay Buurtaas iyo Geedaha ku yaalla qaarkood.

Warbixinta Mucjisadan Illaahay Aadamaha inta nasiibka u yeelatay tusay, waxaannu Warkeeda idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.