Saacid oo qaabbilay Raysal-wasaaraha Xilka ka tirsanaya

Muqdisho(Aftahannews):- Raysal-waasara xafiiska ka tegeya ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon(Saacid),ayaa maanta qaabilay ninka dhawaan xilka kala wareegi doona ee loo doortay booskiisa Cabdiwali Sheekh Axmed.

Kulanka labada Raysal-wsaare oo la sheegay inuu ahaa mid is barasho ah,ayaa la sheegay in Saacid uu u balan qaaday Raysal-wasaaraha cusub inuu si niyad sami ah xilka ugu wareejin doono isla markaana uu la shaqayn doono inta awoodiisa ahna aanu waxba kala hadhi doonin.

Aftahahnews.com

Hargeysa Somaliland