Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Magacaabay Gudida Fulinta Oo ka Kooban 36 Xubnood

Hargeysa (Aftahan News)-Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa soo saaray oo shaaciyay liiska Gudida fulinta ee xisbigaasi oo ka koobnaan doona 36 xubnood. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa soo saaray Guddoomiyuhu oo u dhignaa sidan:-

Muuse-Biixi

 “Ujeeddo: Magacaabis Guddi Fulineed

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE isagoo raacaya Qodobka 24aad iyo Qodobka 32aad ee Dastuurka xisbiga, wuxuu magacaabay Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE oo kala ah:-

1. Dr. Xuseen Maxamed Xoog
2. Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar
3. Eng. Cabdiqaadir Iiman 
4. Dr. Maxamed Axmed Cabdi (Carabayto)
5. Bulbul Cabdi Madoobe
6. Axmed Cabdi Xuseen
7. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi)
8. Carab Nuur Xandule
9. Fu’aad Aadan Cadde
10. Garayaqaan Maxamed Jaamac
11. Maxamuud Ismaaciil Xasan (Badde)
12. Jaamac maaxamuud Cigaal
13. Shariif Abokor Dhuux-yare
14. Cabdinajax Siyaad Cabdi
15. Maxamed Cabdi Iskeerse
16. Canab Cumar Ileeye
17. Maxamed Faarax Xirsi
18. Maxamed Cadbillaahi Cabsiiye
19. Baashe Yuusuf Axmed
20. Xildh. Maxamuud Jaamac Warfaa
21. Dr. Axmed Cumar Maax
22. Ilhaan Maxamed Jaamac
23. Ibraahin Aadan Qaalib
24. Axmed Xuseen Oomane
25. Cumar Sh. Maxamuud (Cumar-yare)
26. Mahdi Xuseen Caddare
27. Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi
28. Prof. Cabdi Cali Jaamac
29. Sahal Cali Cartan
30. Maxamed Muuse Ibraahin (Buuni)
31. Cali Siciid Raygal
32. Xildh. Cali Maxamed (Cali Barre)
33. Axmed Aw Cabdi Shaacir
34. Dalays Shire Faarax
35. Aniisa Nuur Cigaal
36. Sahra Maxamed Xuseen(Basbaaso).

Warsaxaafaddeed  ka soo baxay Xisbiga Kulmiye, ayaa lagu shaaciyay Liiska Guddid fulinta ee Xisbiga, taasoo khilaafaysa tii hore shir-guddoonku ugu dhawaaqay.

Guddidan ayaa ka kooban 36 xubnood oo ay ka maqanyihiin Madaxweyne Siilaanyo, Cabdi Casiis Samaale iyo xubno kale.

Shir-guddoonka Xisbiga ayaa hore u shaaciyay 43 xubnood oo ay ka muuqdaan magacyo badan oo aan halkan ku jirin.

Liiska Guddoomiyuhu soo saaray ayaa u muuqda mid lagu shaxeeyey hanaan isku dheeli tiran oo lagu saleeyay dhamaan dhinacyada oo dhan.

Aftahan News

Mohamed bashiir Nuur Giriig

Nuur_giriig1@hotmail.com

Hargaisa/Somaliland