Shirkadaha Dahabshiil Group Doorkii ay ka Qaateen Carwadii 10aad ee Ganacsiga Somaliland

Hargeysa (aftahannews):- Shirkadaha Dahabshiil Group ee adeegyada kala duwan bixiya, ayaa door fiican ka qaatay Carwadii 10aad ee Ganacsiga Somaliland oo Hargeysa ka socotay toddobaadkii u dambeeyey, waxaanay macaamiisha u soo bandhigeen adeegyo kala duwan oo ay qiimo-dhimis ku sameeyeen, si Bulshadu uga faa’iidaystaan.

Warkaas oo faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-