Soomaaliya oo Sheegtay inay Dishay 200 oo Al-Shabaab ka Tirsan

Muqdisho (aftahannews):- Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay inay dishay illaa 200  laba boqol oo dagaalyahannada Al-shabaab ka tirsan dagaallo dhacay maalmihii ugu dambeeyay.

Muuqaalkan hoose ka daawo warkan oo faahfaahsan:-