Hargeysa(Aftahannews):- Shaqaalaha laamaha kala duwan ee dawladda Somaliland ee ku sugan magaalada Hargeysa ee Caasimadda waddanka, ayaa si weyn u muujiyey ugana qayb-qaatay dabbaal-degga 18-ka May ee xuska 23-guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni-isu-taagga Somaliland. Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Shaqaalaha dawladda iyo Ururrada Bulshada qaarkood oo gaardis ku maraya jidka dheer ee hor mara Madaxtooyada.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.