Somaliland: Xukuumadda oo Sheegtay Cidda ka qaybgalaysa doorashada Madaxtooyada

Hargeysa (aftahannews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in doorashada madaxyooyada xilligeeda 13 November 2022-ka la qabanayo, haseyeeshee ay ka qaybgeli doonaan saddexda Xisbi ee ku soo baxa tartanka Ururrada Siyaasadda oo ka hor la qaban doono, sida uu Wasiirka Warfaafintu sheegay.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Warkaas:-