Muqdisho(Aftahannews):- Waxa maanta Muqdisho ka furmay shir loogu talo galay dib-u-heshiisiinta dadka wada dega gobollada Jubbooyinka ee koonfurta dalka Soomaaliya, kaasoo lagu wado inuu socdo saddex maalmood.
Warbixin iyo wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.