“Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Annigu Dalka Ka Bixi Maayee, Adigaa Kursiga Ka Degayaa….” Doolaal

Kornayl Jaamac Maxamuud Doolaal, ayaa si farshaxannimo leh ugu duur xulay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taanni. Islamarkaannu wuxuu mid kasta farta ka saaray natiijadda laga dhaxli doonno Hoggaamintoodda.