Xaliima Aadan oo ka Fadhiisatay Bandhigyadii Fashion-ka

Minnesota (Aftahannews)- Xaliima Aden oo ah gabar Muslim ah, isla markaana iyada oo xijaaban dharka xayeysiisa ayaa sheegtay inay dib uga joogsanayso hawshii ay ku jirtay, isla markaana ay gabi ahaanba joojisay bandhiggii dadka hortiisa ay ku soo mari jirtay.

Sidoo kale, Xaliima ayaa sheegtay in ay dareentay cadaadis keenay inay ka tanaasusho waxyaabihii diinta la xidhiidhay ee ay aaminsanayd.

 

Hoos ka dhagayso warka