Aadan Tarabbi oo Sheegay inay Somaliland Dayacday Abwaannada Dalka

Hargeysa (Aftahannews)- Abwaan Aadan Tarabbi Jaamac oo ka mida Abwaannada waa weyn ee Somaliland ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay inay dayacday Abwaannada dalka.

Dhinaca kale, Abwaan Aadan Tarabi ayaa sheegay in wixii dawlad ka dhashay Soomaaliya, Jabuuti iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida in aanay jirin meel Abwaanada iyo Fanaaniinta ugu liidata Somaliland.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.