Garoowe (Aftahannews) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa Magacaabay Agaasime-waaxeedyo ka mid ah Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale Magacaabay Madaxda Maxkamadda Gobolka Mudug ee Puntland, sida lagu sheegay Wareegtooyin ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland.
hoos ka akhri magacyada masuuliyiinta xilalka loo magacaabay.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.