Kulan lagaga hadlay Xallinta Dhibta Soomaalida ka haysata Sharciga Jarmalka oo ka qabsoomay Dalkaas

Germany (aftahannews):- Dhibaatada Dadka Soomaalida ah ka haysata helitaanka Sharciga dalka Jarmalka, ayaa maanta lagu qabtay mid ka mid ah magaalooyinka waddankaas, waxaana isugu yimi Ururka Soomaalida, hoggaankiisa iyo Dadka dalkaas ku dhaqan xubno ka tirsan.

Kulankaasi siduu u dhacay, waxa lagaga hadlay, natiijada laga filayo iyo warka ay saxaafadda siiyeen Xubnaha Ururka Soomaalida Jarmalku, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.