Ciidamada booliska Somaliland oo xabsiga u taxaabay 5 weriye

Hargeysa (Aftahannews)- Ciidamada booliska Somaliland, ayaa maanta xabsiga u taxaabay 5 weriye oo ka hawlgala warbaahinta magaalada Hargeysa, kaas oo aan ilaa hada la garanayn sababta ka dambaysa xadhigooda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka