Daawo Qoys Dhul laga qaaday oo Muddaharaad Madaxtooyada la hortegay iyo Tirada Dad laga Xidhay

Hargeysa (aftahannews):- Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay illaa tobaneeyo qof oo ka mid ahaa qoys bannaan-bax cabasho ah la hortegay madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa, ka dib markii ay madaxtooyadu xoog kula wareegtay dhul ay lahaayeen oo xukuumaddu sheegtay in laga dhisay madaxtooyada cusub.

Warbixin ku saabsan sida muddaharaadkaas cabashada ahi u dhacay iyo dadka la xidh-xidhay, kuwaas oo shalayna cagaf la mariyey dhulka ay degganaayeen ee laga dul-dhisay madaxtooyada cusub, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.