Somalilad: Xeer Ilaaliyaha Oo Ka Hadlay Masuuliyiin Musuq-maasuqa Loo Haysto

Filed under: Wararka |

Hargeysa (Aftahannews) – Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan, ayaa shaaca ka qaaday inuu horyaalo kiis ama dacwad ay u soo gudbiyeen Hantidhawrka guud oo eedaymo musuq maasuq u haysta Wasiirada Warfaafinta iyo Gaashaandhiga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

You must be logged in to post a comment Login