“Hadaad Muuse wax ka sheegto reerkooda ayaa qaylinaaya”.Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (Aftahannews)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in heerka qabyaalada ee Somaliland ay maanta marayso meeshii ugu xumayd abid.

Waxa uu gudoomiye Faysal tusaale u soo qaatay Madaxweyne Biixi oo uu sheegay in hadii waxlaga sheeg ay dhaliishaasi damqayso beesha uu ka soo jeedo islamarkaana ay ka qaylinayso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka