Safiirka Somaliland ee dalka Garmany oo dhaliilay socdaalka Maayirada Hargeysa iyo Berbera

Berline (Aftahannews)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Jarmalka Ambasador Cabdifataax Cismaan, ayaa dhaliilay socdaal maalmihii u danbeeyay ay Maayirada Hargeysa iyo Berbera ay ku joogeen magaalada Berlin ee caasimada Jarmalka oo ay kula kulmayeen Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Afrika arimaha dhinaca horumarka, Isagoona Safiirku sheegay in aanay Maayiradani soo marin safaarada Somaliland ee dalkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka