Guddoomiyaha Maxkamada gobalka Maroodi-Jeex oo sharaxay xukunkii ay ku riday Wargeys-ka Foore By Hamse - February 11, 2019 Hargeysa (Aftahannews)- Guddoomiyaha maxkamada gobolka Maroodi Jeex Axmed Dalmar Ismaaciil, ayaa soo bandhigay qodobadii ay maxkamadu u cuskatay xadhiga iyo ganaaxa wargeyska Foore. Halkan hoose ka daawo muuqaalka