Prof: Cabdisalaan Yaasiin muxuu ka yidhi dib u dhaca doorashooyinka iyo mooshinkii golaha Guurtida?

Hargeysa (Aftahannews)- Prof: Cabdisalaan Yaasiin ayaa ka hadley go’aankii Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland dib ugu dhigeen qabsoomida doorashooyinka Wakiilada & Deegaanka iyo mooshinkii golaha Guurtidu ka gudbiyeen in dib loo furo ururada siyaasada, Isagoona sheegay in xisbiyada wakhtigooda lagu soo kobo 5 sano.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.