“Madaxwayne Muuse dalkii hoos ayuu u dhigay…” Maxamed Jaamac Abgaal

Hargeysa (Aftahannews)- Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobalka Awdal islamarkaana ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadley hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi, xaalada dalku marayo, iyo isku shaandheyntii madaxweynuhu sameeyey.

Siyaasi Abgaal ayaa sheegay in ay qabyaalad qaawan tahay in  Madaxweynuhu wasiirka Maliyada ka dhigay nin ay isku beel yahiin isla markaana aqoonta Muuse Biixi u leeyahay aaney wali waxba ka dhawayn.

Dhinaca kale Siyaasi Abgaal ayaa ka hadley khilaafka cakiran ee ka dhex aloonsan Xisbiyada mucaaridka iyo Xukuumada ee ku aadan qabsoomida Doorashooyinka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahanninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.