“Ismaanu lahayn ardaydii maamo Malyuun ayaa Madaxtooyada xil ka haya”.Xisbiga Waddani

Hargeysa (Aftahannews)- Xoghayaha cadaalada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Xirsi “Batuun” ayaa jawaaab adag ka bixiyay eedaymo Madaxtooyada Somaliland u soo jeedisay Xisbiga Waddani, Isagoona sheegay in ardaydii Maamo Malyuun ay xilka hayaan Madaxtooyada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka