Gogoshii nabdeed ee beelaha Sool oo Jig Jiga loo rarey

Filed under: Wararka |

Laascaanood (Aftahannews)- Waxgarad Salaadiin iyo Odayaal ka kala socota magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle oo ka qayb qaadanayay nabadaynta beelihii dagaalku ku dhexmaray deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool ayaa maanta ku dhawaaqay in gogoshii nabadeed ee labada beelood loo raray magaalada Jig Jiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Share Button

You must be logged in to post a comment Login