Maxamed BK oo ka hadley ka Bixista Xiddigaha Geeska, Ku Dhaqanka Qabyaaladda iyo Somaliland

MAXAMED BK OO KA BAXAY XIDDIGAHA GEESKA MARKII LABAAD 2018
MAXAMED BK OO KA BAXAY XIDDIGAHA GEESKA MARKII LABAAD 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Fannaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid Cabdi “Maxamed-BK”, ayaa sheegay inuu ka baxay Kooxda Xiddigaha Geeska, isla markaana waxa uu ka hadlay ku dhaqanka Qabyaaladda iyo heerka ay ka marayso Somaliland, isaga oo Baaq u jeediyey Bulshada Somaliland.

MAXAMED BK OO KA BAXAY XIDDIGAHA GEESKA MARKII LABAAD 2018
MAXAMED BK OO KA BAXAY XIDDIGAHA GEESKA MARKII LABAAD 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Maxamed-BK, waxa uu sheegay inuu bilawgii sannadkan ka baxay Kooxda Fanka ee Xiddigaha Geeska ee fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaanay markani noqonaysaa markii labaad ee uu ka baxo Kooxdaas, isaga oo markii ugu horreysay Xiddigaha Geeska ka baxay 2016-kii, markii khilaaf soo kala dhex-galay ka dib.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.