Beelo ku dagaalamay Gobolka Sool oo la kala wareegay Hub iyo Gaadiid ay kala qabsadeen

Laascaanood (Aftahannews)- Gudida Culumaa u diinka iyo Madax-dhaqameedka ee nabadaynta dhex-dhaqaaddinta labadii beelood ee walaalaha ahaa ee ku dagaalamay koonfurta gobolka Sool oo ay weheliyaan masuuliyiinta maamulka goblka Sool ayaa waxa ay u kala wareejiyeen hubkii iyo gawaadhidii ay kala qabsadeen labadaasi beelood, Kaas oo ka mid ahaa go’aamadii labada beelood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka