Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale oo si adag uga hadley khilaafka xeerka kufsiga

Hargeysa (Aftahannews)- Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” ayaa waxa uu si adag uga hadley xeerka kufsiga iyo tacadiyada jinsiga oo muran badan ka dhex dhalaliyay dalka, xeerkaas oo uu hore u saxeexay Madaxweynaha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka