Golaha Wakiillada oo Soo Bandhigay Baadhis lagu Sameeyey Xubnaha Guddiga Xuquuqda Aadamaha Dawladda Somaliland

Hargeysa(Aftahannews)- Guddida Xuquuqal Iinsaanka iyo Arimaha garsoorka ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan la qaateen Guddida Xuquuqal Iinsaanka ee uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynuhu.

Gudoomiyaha Guddida Xuquuqal Iinsaanka iyo Arimaha Garsoorka ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble iyo Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah gudidaasi ayaa waxa ay soo bandhigeen baadhis iyo dabagal ay ku sameeyeen guddidaas.

halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.