Gudoomiyaha Guurtida Oo Ka Jawaabay Hadalkii Imaraadka, Kana Hadlay Xadhiga Boqor Buurmadow

Hargeysa (Aftahannews):- Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu ka Hadley hadalo ka soo yeedha wasiirul dawlaha arimaha dibada ee Imaaraadka Carabta isagoo sheegay.

 

Sidoo kale Gudoomiye Saleeban ayaa hadaley xadhiga Boqor Buurmadow waxaana uu sheegay in qof kasta uu sharcigu ka weyn yahay , isaga oo dhinaca kale hadalo aan meesha qaban ku sifeyeye hadalo dhawaan ka soo yeedhay Gudoomiye Cirro.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka