Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Gaadhay Degaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool

Filed under: Wararka |

Tukaraq (Aftahannews):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waxaanay kulan la yeesheen Saraakiisha iyo Madaxda kala duwan ee Ciidanka Qaranka Somaliland eek u sugan Tukaraq.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Share Button

You must be logged in to post a comment Login