Su’aalo Badan oo Madaxweyne Muuse Biixi la Weydiiyey iyo Nooca Jawaabaha uu Ka Bixiyey

MADAXWEYNE MUUSE BIIXI IYO WERIYEYAAL SUAALO BADAN KU BOOBAY 30 MARCH 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Jawaabo ka bixiyey Su’aalo tiro badan oo kala duwan oo ay Weriyeyaal ka qaybgalay Shir Jaraa’id oo uu Sabtidii shalay ku qabtay Xarunta Madaxtooyada magaalada Hargeysa ku qabtay ku weydiiyeen.

MADAXWEYNE MUUSE BIIXI IYO WERIYEYAAL SUAALO BADAN KU BOOBAY 30 MARCH 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan Hoose ayaad kaga bogan kartaan oo aannu idiinku soo gudbinaynaa Su’aalaha Madaxweyne Muuse Biixi lagu weydiiyey Shirkiisa Jaraa’id iyo Jawaabaha uu ka bixiyey-ba, ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.