Xubno Wasaaradda Hawlaha Guud ka tirsan oo Eedeeyey Maamulka Dawladda Hoose ee Tog-Wajaale

Wajaale(Aftahannews):- Hawl-wadeennada iyo Masuuliyiinta Farsamada gacanta ku haya hawsha Qorshe-magaaleedka Tog-Wajaale oo ka tirsan Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland, ayaa sheegay in maamulka Dawladda hoose ee Wajaale caqabad ku yahay habsami-u-socodka hawsha ay wadaan ee Samaynta Qorshaha magaalada, waxaanay ugu baaqeen inay Madaxda dawladda hoose faro-gelinta iyo carqaladaynta ka daayaan hawsha ay ka wadaan Wajaale.

Warka ku saabsan cabashadaas iyo hawsha ka socota Wajaale, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.