“Hal-hayska Dawladda Madaxwayne M. Biixi, waa Horaa Loo Soconayaa ..” Wasiirka Biyaha Somaliland

Hargaysa(Aftahannews):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa sheegay in Hal hayska sanadkan iyo qarniga ee Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi la yidhaahdo Horaa Loo Soconayaa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka