Madaxwaynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Hargaysa(Aftahannews)-Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Safar ugu maqnaa Dalka Itoobiya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Halka hoose ka daawo muuqaalka