Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Oo Kulan La Qaatay Maamulka Gobolka Sool

Lascanod(Aftahannews)-Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Shaqo Galinta iyo Arimaha Bulshada ayaa maanta kulan la qaatay Maamulka Gobolka Sool.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka