“Meel Cidlo Ah Mus-Dambeed Ka Noqon Maynee Dawlad Shaqaynaysa Ayaanu Anagu Mus-Dambeed Ka Nahay”..Maxamuud Xaashi

Hargaysa(Aftahannews)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta Wareejiyay xilkii Wasaarada Madaxtooyada ayaa sheegay in aanay meel cidla ah ka noqonayn Mus-dambeed oo ay dawlad shaqaynaysa ay ka noqonayaan Mus-dambeed ka yihiin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka